Email Instagram Facebook YouTube

ABOUT US

Ujeedadeena:

Hadafkayagu waa in aan la wadaagno bulshada soomaliyeed macluumaad iyo warbixino caafimaad oo la isku halleyn karo si fududna loo fahmi karo si aan uga caawino bulshada inay ku baraarug sanaadaan ilaalinta caafimaadkooda. Waxaan higsaneynaa in aan:


  • Ku wacyigelino bulshada xaaladaha Caafimaad, Sida sababaha horseeda Calaamadaha Baaritaanada daaweynta & ka hortagga.
  • La dagaallano khaladaadka caafimaadka
  • Taageerno fayo-qaba maskaxda iyo jirka
  • U soo gudbino akhristayaasha isbeddellada iyo warbixinada Cusub ee la xiriira caafimaadka oo la hubiyey leyskuna halleyn karo.

        Maxaad u Doorataa Mareegtyada


        La isku Haley karo

        Waxaan halkan ku daabacnaa macluumaad la xaqiijiyay, sax ah oo waxtar leh.

        Waxbarasho

        Fududeynta ereyada caafimaadka ee adag, so gudbinta arrimaha caafimaadka dadweynaha la xiriira,  cusbooneysiinta macluumaadka & wararka caafimaadka.


        Mawduucyada 


        Medical & Health
        • Caafimaadka guud & Dayi-qaba [General health & wellness]
        • Cudurada Raaga [Chronic Illnesses]
        • Cudurada faafa [Infectious Diseases]
        • Cuntada & Jir dhiska [Diet & fitness]
        • Daawada [Pharmacology]
        • Habdhiska Endocrime [Endocrinology]
        • Cusub [Updates]
        • Talooyin

        Waxbarashada 

        Dhiiri galinta ardayda
        • k caawinta ardayda waxbarashada
        • Talo siinta guud

        Nagala soo xiriir
        Email : Info.deeqhealth@gmail.com


        Comments